Dr. Mohamed Abdirahman
Daaweynta Indhaha iyo Qaliin Casri ah
Qaliinnada indhaha noocyadooda kala duwan,Cataract surgery & TRABE,Qaliin arag hagaajin.
Ku Soo Dhawoow Cusbitaalka Indhaha Albraka Hospital Cusbitaalkayagu waa xarun casri ah oo bixisa daawayn iyo qaliin dhamaystiran oo indhaha ah, annagoo adeegsanayna aalad casri ah iyo dhakhaatiir khibrad sare leh. Ujeeddadayadu waa in aan ilaalino araggaaga isla markaana aan kor u qaadno tayada noloshaada.
Sidoo kale waxaanu leenahay Qaybta Haweenka iyo dhalmada oo kala kulmi kartid qalab casri ah iyo dhakhaatiir khibrad sare leh.
Waxaan bixinaa adeegyada deg dega ah sida daawaynta indhaha khatartu soo gaartay, qaliimada deg dega ah ee indhuhu u baahan yihiin , talooyinka ku saabsan badbaadada indhaha iyo dhamaan daryeelka ay u baahn yihiin bukaankeena Alabaraka Hospital qaybta indhaha .
Cabbiridda aragga (fog & dhow). Baaritaanka cadaadiska isha (Glaucoma).Hubinta xuubka iyo neerfaha isha.Ogaanshaha indho-beelka (Cataract).Baaritaanka isha carruurta iyo dadka waaweyn.Qorista muraayadaha ku habboon.
Caabuqyada indhaha (infection),Xasaasiyadda indhaha (allergy),Qalaylka isha (dry eye),Indho-guduud & cuncun,Dhibaatooyinka aragga (fog & dhow),Xanuunnada xuubka isha (cornea),Dhibaatooyinka neerfaha isha,Saameynta sonkorowga ee indhaha.
Qalliinka indho-beelka (Cataract Surgery),Qalliinka cadaadiska isha (Glaucoma Surgery),Qalliinka dhaawacyada indhaha,Qalliinka xuubka isha (Corneal procedures),Qalliinka aragga lagu hagaajiyo (marka ku habboon).
La-socodka uurka (Antenatal Care),Baaritaanka hooyada iyo ilmaha,Dhalmada dabiiciga ah Dhalmada qalliinka (Cesarean Section),Daryeelka hooyada dhalmada ka dib,Talooyin nafaqeed iyo caafimaad,Daryeelka ilmaha cusub.
Qorista muraayadaha ku habboon aragga,Muraayadaha aragga fog & dhow,Muraayadaha akhriska,Muraayadaha carruurta,Muraayadaha qorraxda (UV protection),Frames kala duwan oo tayo leh.
Bixinta daawooyinka dhakhtarku qoro,Daawooyin tayo sare leh oo la hubiyay,Daawooyin indhaha (eye drops & ointments),Daawooyinka hooyada & carruurta,Qalab caafimaad oo fudud,Talooyin ku saabsan isticmaalka daawooyinka.
Albaraka Hospitals waa xarumo ku takhasustay daryeelka indhaha iyo dhalmada haweenka.
Hadafkeenna waa in aan bixino daryeel caafimaad oo tayo sare leh, badbaado leh, kuna salaysan naxariis iyo xirfad, annagoo adeegsanayna qalab casri ah iyo dhaqaatiir takhasus leh, si loo ilaaliyo loona horumariyo caafimaadka bukaankeena.
Himiladeennu waa in aan noqono cusbitaal hormuud u ah daryeelka caafimaadka indhaha iyo dhalmada haweenka, kana dhex muuqda tayo sare adeeg haboon, kalsoonida bulshada, iyo adeegsiga tiknoolajiyad casri ah, si aan u noqono cisbitaal lagu kalsoon yahay oo lagu helo daryeel caafimaad oo dhamaystiran..
Waxaan ballanqaadeynaa in aan bukaankeena siino daryeel caafimaad oo badbaado leh, tayo sare leh, kuna salaysan ixtiraam, daacadnimo, iyo naxariis..
Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo casri ah oo lagu daweeyo indhaha, iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyad casri ah iyo xirfadlayaal khibrad leh. Waxaan si gaar ah u daryeelnaa caafimaadka dumarka, laga bilaabo baaritaannada joogtada ah ilaa daawaynta cudurrada gaar ah, annagoo ilaalinayna asturnaanta iyo kalsoonida.
• Qaliinnada indhaha noocyadooda kala duwan
• Cataract surgery & TRABE
• Qaliin arag hagaajin
• Daryeelka Caafimaadka Dumarka
• La socod ilmahaaga caafimaadkiisa intuu kadhalanayo iyo markuu dhasho kadib
Daaweynta Indhaha iyo Qaliin Casri ah
Qaliinnada indhaha noocyadooda kala duwan,Cataract surgery & TRABE,Qaliin arag hagaajin.
Markaad balan naga qabsato waxaa kula soo xiriiraya shaqaaleheena xirfada badan si ay kuugu suurto geliyaan inaad la kulanto dhakhtarkaad ubaahan tahay.
Kababso balanta aad rabto , dhaqtarka aad rabto iyo goobta aad rabto
Hel jawaab degdeg ah markaad balan naga qabsato
Baaritaan casri ah, Daawaynta Indhaha, Qaliinka indhaha & Talooyin tayo leh
Call (252) 907-4306 Caawimaad iyo gargaar deg deg ah
Noosoo gudbi xogtaada iyo dhaqtarka aad rabto inaad la kulanto
Qabso Maalinta iyo bisha aad rabto
Naga hel jawaab deg deg iyo tixgelinta balantaada
Soo booqo xarumaheena oo lakulan dhaqaatiir khibrad sare iyo qalab casri ah
Garowe – Nugaal, Puntland
Laascaanood – Sool,Soomaaliya
Doolow – Gedo, Soomaaliya
(252) 907-4306
+ 252 907 0000
+ 252 907 4306
support@albarakahospitals.com