Healthcare Professional
(252) 907-4306 24/7 Gargaar degdeg badan
Baaritaan , Daawayn & Qaliin indhahaaga oo kalsooni badan wata

Albaraka Medical Center

Ku Soo Dhawoow Cusbitaalka Indhaha Albraka Hospital Cusbitaalkayagu waa xarun casri ah oo bixisa daawayn iyo qaliin dhamaystiran oo indhaha ah, annagoo adeegsanayna aalad casri ah iyo dhakhaatiir khibrad sare leh. Ujeeddadayadu waa in aan ilaalino araggaaga isla markaana aan kor u qaadno tayada noloshaada.

Sidoo kale waxaanu leenahay Qaybta Haweenka iyo dhalmada oo kala kulmi kartid qalab casri ah iyo dhakhaatiir khibrad sare leh.

Modern hospital facility
Doctor consultation
Medical procedure

Daryeelka Idhaha aanu Bixino

Baaritaanka indhaha
Daawaynta cudurrada indhaha
Qaliinnada indhaha
Cabirka indhaha
Scans: B-scan, Topography, Yag laser
Computers casri ah sida : OCT, VFT, TOMOGRAPHY

About Us

Albaraka Hospitals waa xarumo ku takhasustay daryeelka indhaha iyo dhalmada haweenka.

Dhakhaatiirteena

Dr. Abdiaziz Abdi Farah – Eye Consultant & Eye Surgeon
QDr. Ali Abdullahi – Eye Specialist & Eye Surgeon
Dr. Mohamed Abdirahman – Ophthalmology & Eye Surgeon


Goobaha Xarunta

Garowe – Nugaal, Puntland
Doolow – Gedo, Soomaaliya
Laascaanood – Sool, Soomaaliya


Hadafkeenna

Inaan horumarino caafimaadka indhaha bulshada Soomaaliyeed

🎯 Hadafkeenna (Our Mission)

Hadafkeenna waa in aan bixino daryeel caafimaad oo tayo sare leh, badbaado leh, kuna salaysan naxariis iyo xirfad, annagoo adeegsanayna qalab casri ah iyo dhaqaatiir takhasus leh, si loo ilaaliyo loona horumariyo caafimaadka bukaankeena.

🌟 Himiladeenna (Our Vision)

Himiladeennu waa in aan noqono cusbitaal hormuud u ah daryeelka caafimaadka indhaha iyo dhalmada haweenka, kana dhex muuqda tayo sare adeeg haboon, kalsoonida bulshada, iyo adeegsiga tiknoolajiyad casri ah, si aan u noqono cisbitaal lagu kalsoon yahay oo lagu helo daryeel caafimaad oo dhamaystiran..

🤝 Ballanqaadkeenna (Our Promise)

Waxaan ballanqaadeynaa in aan bukaankeena siino daryeel caafimaad oo badbaado leh, tayo sare leh, kuna salaysan ixtiraam, daacadnimo, iyo naxariis..

Meelaha Aan Ku Fiicannahay

Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo casri ah oo lagu daweeyo indhaha, iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyad casri ah iyo xirfadlayaal khibrad leh. Waxaan si gaar ah u daryeelnaa caafimaadka dumarka, laga bilaabo baaritaannada joogtada ah ilaa daawaynta cudurrada gaar ah, annagoo ilaalinayna asturnaanta iyo kalsoonida.

Daaweynta Indhaha ee Heer Sare
Daryeelka Caafimaadka Dumarka
Daryeelka Bukaankeena
Qaliin Heer Sare ah
Tayo iyo Kalsooni
Emergency

Dhakhtarada xarunteena

Dr.

Dr. Mohamed Abdirahman

Daaweynta Indhaha iyo Qaliin Casri ah

Qaliinnada indhaha noocyadooda kala duwan,Cataract surgery & TRABE,Qaliin arag hagaajin.

Ophthalmology

Qabso Balan

Sifudud halkan balan uga qabso

Markaad balan naga qabsato waxaa kula soo xiriiraya shaqaaleheena xirfada badan si ay kuugu suurto geliyaan inaad la kulanto dhakhtarkaad ubaahan tahay.

Balanta kugu haboon

Kababso balanta aad rabto , dhaqtarka aad rabto iyo goobta aad rabto

Balan fudud

Hel jawaab degdeg ah markaad balan naga qabsato

Dhakhaariir khibrad badan

Baaritaan casri ah, Daawaynta Indhaha, Qaliinka indhaha & Talooyin tayo leh

Gargaarka degdega ah

Call (252) 907-4306 Caawimaad iyo gargaar deg deg ah

Loading
Your appointment request has been sent successfully. We will contact you shortly!
1
Iska diiwan geli website keena

Noosoo gudbi xogtaada iyo dhaqtarka aad rabto inaad la kulanto

2
Balantaada

Qabso Maalinta iyo bisha aad rabto

3
Sugitaanka Balantaada

Naga hel jawaab deg deg iyo tixgelinta balantaada

4
Naga hel daawayn iyo talooyin caaficaad

Soo booqo xarumaheena oo lakulan dhaqaatiir khibrad sare iyo qalab casri ah

Nala soo xiriir

Cinwaanka Xarumaheena

Garowe – Nugaal, Puntland
Laascaanood – Sool,Soomaaliya
Doolow – Gedo, Soomaaliya

Naga soo wac

(252) 907-4306
+ 252 907 0000

What is up

+ 252 907 4306
support@albarakahospitals.com